Dowlada oo shaacisay in Puntland iyo Jubbaland aysan aqbalin Shirkii uu Iclaamiyay Farmaajo

Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa iclaamiyay dhawaan shir looga hadlayo arimaha dooarshada oo lagu waday in Muqdisho ka furmo 18-ka bishan. War saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in labo maamul goboleed oo loola jeedo Puntland iyo Jubbaland aysan aqbalin kasoo qeyb galka shirka uu … Continue reading Dowlada oo shaacisay in Puntland iyo Jubbaland aysan aqbalin Shirkii uu Iclaamiyay Farmaajo